Somali music.co waa website ay kujiraan heeso badan ku waas oo is kugu jira heesehii hore kuwii dhexe iyo waliba kuwa dhalinta maanta .waxaad ka heli kartaan websitekan heeso qaarami wadani heeso jaceyl ah heeso xamari kuwo music bas ah iyo cod kaliya ah oo cusub iyo ku wa maymayayga.

Kalaso mar walbo websitekan somali-music.co heesha maalin walbo soo baxa somalia iyo waliba Qurbaha Lagu farsameeyay maqlal iyo muuqaal labadaba oo cusub.